Menu

WEFTI DOWLADA AH GAARAY GLKACYO

waxaa magaalada galkacyo gaadhay wefti balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha dowlada soomaaliya

sidoo kale magaaalada gaadhay madaxweynaha galmudug mr xeef
waxa laga sugayaa maagalada galkacyo madaxweynahaa somaliya mudane maxamed cabdilahi farmaajo

iyadooo madaxweynuhu safaro kumaraya deegaanada putland.
sidoo kale safar ku maraya galmudug si heer sare ah looga diyaar garoowey soo dhawaeyn madaxweynaha.