Menu

Wararkii Udabeyey Saaka Iyo Tukaraq

laascnod(allssc.com) waxaa saaka jiida tukaraq gaadhay weftii hogaaminayeyey kuxigeenka maamulka snm cbdiraxman saylici.
imaashaha saylici ayaa imaanasa iyada oo maamulka somalind xoog uga qabsaday maamulka garoowe oo kastam u ahyd tukaraq oo degmo ka tirsan gobolka sool oo xoog ay somalind u haysato deegaanada khaatumo.

tan iyo intii putland laga qabsaday tukaraq waxaa ku qulqulqyey wefti maamulka hargeysa.
waxa jawaab ah oo dagaal kuma soo qaadin maamulka putland lag qabsaday kastam xaaladoodu ku ururtay difaaca caasimada garowe sidoo kale siyaasiin badan putland oo diiday dagaal lagu qaado maamulka somalind.