Menu

WARARKII SOMALIND IYO PUTLAND UDABEEYEY

laascanod(allssc.com)waxaa gaadhay jiidaha isku horfadhiyaan maleeshiyaadka somalind iyo putland badhasaabka ugu magacaaban somalind gobolka sool iyo saraankii ciidan oo snm ah
iyaga oo degmada tukaraq maamul usameeyey ciidankaana dhiiro galin u sameeyey

sidoo kale ilaa tan iyo intii snm qabsatay tukaraq waxa ay ku wadeen ciidan hor leh.

waxaa sidoo kale imaaanaya jiida gobolka sool rag gobolka ah iyo kuwo snm ah ula imaanaya arimahaa ciidanka snm.

warar waxa ay sheeegayaan ciidanka snm horya u huqaansanyaaa saacadaha soo socda
sida hadalka udhigeen gaadhayaan yoocada oo ah xadkii ingiliska talyaaniag ukala taal

tan iyo intii putland laga qabsaday kastamkii wax dhaqdhaq ah ma sameyn
waxa muuqata in maamulka putland lag awoodbatay dan saas ahna kalahayn gobolada sool,sanaag,iyo cayn