Menu

Senetor Muuse Suudi Yalaxoow oo Ka Hadlay XIL ka Qaadid Gudoobiyaha Gobolka Banadir

muqdisho(allss.com)Senetor Muuse Suudi Yalaxoow oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay inuu ku farxay Awooda Maamulka G/Banaadir in Beeshiisa loo gacan geliyo.

Gudoomiyaha Cusub Ee Maamulka Gobolka loo magacaabay Eng. C/raxmaan Yariisoow ayaa waxay isku heyb yihiin Senetor Muuse Suudi.