Menu

Ogoysiis Ogoysiis Bulshada Gobolka Sool Khaasatan Degmada lascanod.

  • Ogaysiis Muhiim ah
    Waxa la ogaysiinaya Dhamaan Bulshada ku dhaqan Magaalada laascaanood iyo Harereheda in
    Nadwo Cilmiyeedkii sannadlaha ahaa ay 3/1/2018 Habeen Danbe ka bilaabmi doonto Masjid Jaamica laascaanood
    Waxana Ka qaybgali Doona Dakaatiro Soomaaliyeed oo safar dheer kakala yimid
    Waxayna Socon doontaa muddo usbuuc ah . Habeen kastana waxaa la socda Fataawe lagaaga jawabayo Su aalaha kugu taagan
    Fadlan ka faaidayso siina Faafi Bulshada si ay uga faaiidam.
    All lascanod.