Menu

Ogaysiis:- Sanad Guuradii 6aad Ee Maamul Goboleedka Khaatumo State Oo Si Weyn Looga Dhigayo Magaalada Minneapolis ” Goobta Iyo Wakhtiga”

London(Allssc):  Magaalooyinka Mataanaha ee Minneapolis/St Paul si weyn looga xusayaa Sanad Guuradii 6aad ee aas aaskii kasoo wareegtay Maamul Khaatumo State.

 

 

 

Allssc News Desk

London UK