Menu

Daawo:- Haweenay Ka Tirsan Barlamanka Dalka Germany Oo Weerartay Dadka Soo Galotiga Muslimka Ah Ee Dalka Germany (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Haweenay ka tirsan Barlamanka Dalkaas Germalka oo lagu magacaabo Beatrix Von Storch ayaa Dabal dagii Sanadkan cusub Media galisay erayo ka dhan ah Dadka Aminsan Diinta Islamka.

 

 

Allssc News Desk

London UK