Menu

Daawo:- Beelaha Muuse Biixi Iyo Siilaanyo Oo Dabaal Dag Farxadeed Iyo Dhoolatus Isugu Yimi Magaalada Burco (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Waxaa magaalada Burco gadhay Saladinta Beesha Muuse Biixi kuwaas oo mahad naq iyo hab dhoolatus ah ugu tagay Beesha Habarjeclo. Saladintan ayaa sheegay in wax ay u bixiyeen Jeegaanta aysan ahayn mid Siyaasadeed ee ay Isaaqa kale iska xigaan.

Iskusoo wada duuboo dhacdadan ayaa sii kala fogaynayna Beesha Isaaq oo mudadii ugu dunbaysay ku wada shaqaysanaysay manfaca Jabhada SNM.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia