Menu

Daawo:- Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalkii Beelaha Habar- Yonis Iyo Habar-Jeclo – Maxamed Kaahin Oo Garab Siinaya Beeshiisa Habarjeclo (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc):Waxaa dib uga bilowday dagaalo deganka Dararweyne kaas oo u dhexeeya beelaha Habaryonis iyo Habarjeclo. Beesha Habarjeclo ayaa la sheegayaa in ay garab ka helayso Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Kaahin oo kasoo jeeda Beesha Habarjeclo.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia