Menu

Beelaha Habarjeclo Iyo Habaryonis Oo Ku Dagaalamaya Deegaanka Ceel Afweyn

Hargaysa(Allssc):Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Sanaag aayaa waxay sheegaayaan in saaka uu dagaal ka bilowdey deegaanka DARAR-WAYNE oo 35 Km ka xigta degmada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag ayaa waxaa uu u dhaxeeya laba beelood oo deegaankaasi horay ugu dagaallamay .

Waxaana dagaalka uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ku faafey gudaha iyo hareeraha magaalada DARAR-WAYNE , Wuxuuna dagaalku u dhexeeyaa Beelaha Habar-yoonis iyo Habar-jeclo.

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia