Menu

Daawo:- Sicir Bararkii Iyo Musuq Masuqii Jabhada SNM Oo Gadhay Meel Aan Noqosho Lahayn – Muuse Dhiigyacab Oo Dhagaha Ka Furaystay Cabshada Kuwii Doortay

Hargaysa(Allssc): Xalada Jabhada SNM oo maraysay meel aad u xun ayaa wakhtigan Dhuun dhigatay iyada oo musuqa iyo sicir bararka ay dhinac kasta kasoo galeen dadka tageera Jabhada SNM.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia