Menu

Daawo:- Lacagta Jabhada SNM Ee U Niyoda Iyo Sicir Bararka Maceeshada Oo Meel Caalwaa Ah Maraya (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa si weyn suuqyada Hargaysa iyo Burco kusii baahaya Sicir Bararka Maceeshada iyadoo dhinaca kale ay meeshii ugu saraysay gadhay hoo su dhaca Lacagta loo yaqaan u  niyooda ee Jabhada SNM u taqan Lacagta Land ta.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia