Menu

Daawo:- Dadkii Muuse U Codeeyay Oo Sheegay In Ay Durba Ka Quusteen – Una Bixiyeen Muuse Ka Dare (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa Saxafada la hadashay Haweenay taqanay Hogaamiyaha Jabhada SNM Muuse Biixi tan iyo wakhtigii Qaaxo ee Jabhada SNM ku hawlanayd Burburintii Qarankena Somaliyeed.

Haweenaydan ayaa sheegtay in ay u codaysay Muuse Biixi dhowan markii 3 ka mida Besha Isaaq u tartameen Hoganka Jabhada SNM. Haweenaydan ayaa sheegtay in ay durba quus ka tagantahay Hogamiyahoda Cusub ee ay doorteen, waxana ay u bixiyeen Muuse Ka Dare oo ah Hogamiyaha Jabhada SNM.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia