Menu

Deg Deg Daawo:- Suldan Maxamed Cabdiqadir – Dararweyne Laba Beelood Kuma Dagalamayan Ee Beel Iyo Xukumad Baa Dagalamaya (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Saladinta iyo Cuqaasha Beesha Garxajid oo shir baladhan isugu yimi magaalada Hargaysa ayaa ku sheegay in aysan beeshoodu usii dulqadan doonin dhibatoyinka iyo falalka foosha xun ee ay kula kacayan beelaha Jeegaanta.

Suldanka Guud ee Beelaha Isaaq Suldan Maxamed Suldan Cabdiqadir ayaa sheegay in Dagalada ka socda Dararweyne ee isku dilayan Beelaha Habar-Yonis iyo Habarjeclo ay dabada ka riixayso Jabhada SNM iyada oo taageero Hiil iyo hooba la garab taagan Beesha Habar-Jeclo.

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia