Menu

Daawo:- Mid Ka Mida Madax Dhaqamedka Gabooyaha Oo Banaanka Soo Dhigay In Wiilashoda Si Yiciis Nimo Ah Loo Xidhxidho Hargaysa (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Mid ka mida Madax Dhaqameedka Beelaha Gabooyaha ee Hargaysa ayaa si kulul u dhaliilay Beesha Siilaanyo iyo Jabhadooda Jeegaanta. Boqorkan Gabooyaha ayaa sheegay in dhalinyaradoodii xabsiyada laga buuxiyay iyada oo si yiciisnimo ah loogu xad gudbayo eedaymo raqiisana lagu haysto.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia