Menu

Daawo:- Jabhada SNM Oo Sanadka Cusub Ku Kowsatay Jaah Wareer Iyo Amaro Is Dhaafsan – Muuse Bixi Vs Wasirka Awqafta Vs Maleshiyada

Hargaysa(Allssc): Jabhada SNM ee khal khalka xoogan ku jiray mudadii ugu danbaysay ayaa waxaa sanadkan dadka si weyn uga yaabiyay in Horgamiyaha Jabhada SNM uu hambalyeeyay sanadka cusub ee 2018 iyadoo isla wakhtigas Wasiirka u qabilsan Jabhada SNM awqaafta uu iclamiyay in aan Sanadkas lasoo dhwoeyn karin.

Sidoo kale dhalinyaro timaha wadooyinka looga xiiray oo ay banaysay Wasarada Khaliil oo ugu magacaban Awqafta ayaa waxa akasoo hor jeestay Police oo markii hore la shaqaynayay.

 

 

 

 

 

 

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia