Menu

Deg Deg Daawo:- Siyaasiyinta Beesha Majeerteen Oo Cod Dheer Ku Sheegay In Dagaal Aysan Marnaba Ku Qaadeen Besha Isaaq – Hoosgalada Garoowe Oo Ka Naxay (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc):Siyaasiyinta Beesha Majeerteen ayaa si dhaba u cadeeyay in marnaba beesha Majeerteen aysan dagaal la galayn Beesha Isaaq iyo Jabhadooda SNM.

Beesha Majeerteen ayaa cadaysay in ay hore heshiis ugu ahaayeen Beesha Isaaq in la manaafacaad sado Beesha Dhulbahante balse aan lagu diririn.

Hoosgalada Garoowe iyo kuwa SNM oo ah ku jiraan Kooxda Bahal Higlo o iyagu sheegtay Hogaamiye dhaqameedyo ayaa mudadii ugu danbaysay iyaga oo la kala safan SNM iyo SSDF saxafada ka sheegayay in dagaal ka dhacayo magaalada Tukaraq taas oo Siyasiyinta Beesha Majeerteen ku shegeen mid aan hore u dhicin hadana la filayn inay dhacdo.

Hore waxaa saxafada si badheedha uga sheegay in SNM iyo SSDF ay heshiis ku yihiin Manaafacad siga deganka iyo dadka Khaatumo waxana sidoo kale mar kale ugu celiyay Siyaasi Maxamed Xaaji Adan oo marar badan soo noqday Wasiir sare oo ka tirsan mamaulka Beesha Maxamuud saleebaan. Siyaasi Maxamed Xaaji Adan ayaa kasoo jeeda Beesha Ciise Maxamuud.

 

Cisman Qandala

Garoowe Somalia