Menu

Deg Deg:- Maleshiyada Beelaha Isaaq Iyo Majeerteen Oo Tukaraq Isku Rasaaseeyey – Farmajo Oo Fariin Loga Dhigayo

Garoowe(Allssc):Maleeshiyada Beelaha Majeerteen iyo Isaaq oo hore magalada Tukaraq ugu wada sugnaa ayaa la sheegayaa in ay goor dhoweyd is rasaasayn badan dhex martay.

Dagaalkan ayaa la sheegayaa in loola jeedo in Fariin loogu diro MD Farmaajo iyo sidoo kale in lasoo noolaysiiyo in Deganka Khaatumo uu noqdo deegaan wali ay isku haystan una taliyaan Maamulada Beelaha Isaaq iyo Majeerteen.

Wixii Kaso  Kordha Is Rasaasayntan Kala Soco Allssc Media

Allssc News Desk

Garoowe Somalia