Menu

Daawo:- Xassan Geerash Oo Beelaha Isaaq Iyo Majeerteen Soo Istadheen Si Dhaqamadii Xumaa Ee Lagu Yaqanay Uu Usoo Cesho (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc): Waxaa mudadii ugu danbaysay sii xoogaysanayay in Shacabka Reer Khaatumo la iska horkeeno iyada oo la adeegsanayo Maangaabo iyo Awr Kiralayaal iyagu sheegta magaca Shacabka Khaatumo.

Kooxahan Awr Kiralayasha oo noocyo badna isugu jira ayaa waxaa ka mid ah Xasan Geerash oo isagu ahaa nin dhiig badan ka dhex daadiyay shacabka reer Khaatumo sidoo kalana Hoosgale u noqday Mamulada Beesha Isaaq iyo Beesha Majeerteen.

Xassan Gerash ayaa wakhtigan waxaa saxafada dib loogu arkay kadib markii Beesha Majeerteen ay kala fur fur iyo iska horkeen ka bilowday beelo ka mida beelaha Reer Khatumo laf dhabarka u ah.

 

 

https://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?t=241274

Allssc News Desk

Garoowe Somalia