Menu

Daawo:- MD Farmaajo Oo Garoowe Caawa U Shideen Heestii Xassan Adan Garan Gooreey Gafby Baratee – Haday Kursi Tahay Anaa Geeya

Garoowe(Allssc): Beesha Maxamuud Saleebaan Oo Farmaajo indha sarcad kusoo dhoweysay iyagoo ula dan leh in ay awood iyo cudud maamul ugu faanaan madama Besha Marexan aysan wakhtigan haysan Maamul Goboleed ay awoodiisa iyagu mamushaan.

Goobaha lagu qaxweeye iyo meheradaha Garoowe ayaa laga saaray Heesta Xassan Adan samatar ee Haday Gabadh Tahay Anaa Geeya taas oo loola jeedo in Farmaajo uu haysto Kursi Besha Maxamuud saleban ay isu tirinayso wakhtigan.

 

Allssc News Desk

Garoowe Somalia