Menu

Beesha Maxamuud Saleebaan Iyo Saxafada Sida Khaaska Ah U Taageerta C/wali Gaas Oo Weerar Ba’an Ku Qaaday MD Farmaajo Iyo Imanshihisa Garoowe (Akhriso)

Garoowe(Allssc): Beesha Cabdiwali Gaas ayaa Saxafadeeda sida khaaska ah u taageerta Cabdiwali Gaas iyo Fikradaha guracan ee Besha ayaa waxaa si weyn loogu weeraray Madaxweynaha Dwolada Federalka Somalia oo wakhtigan ku sugan magaalada Garoowe.

Beesha Cabdiwali Gaas Ayaa Farmaajo si weyn ugu eedaynaya in uu hore Beshan Kursigeeda u hawaystay waa Ra’isal wasaraha e hadana noqday Madaxweynaha Somalia taas oo dhafisay in ay noqdan Ra’isal wasaare. Taas oo ay dheertahay in ay ku tilmamen Farmaajo nin Duufaano siyasadeed hadheeyeen hadana Garoowe dani kusoo eriday iyada oo aan ognahay in mudo dheer Garoowe laga sugayay.

Halkan Hoose Ka Akhriso

 

Safarka macnaha daran ee M/weyne Farmaajo ma igu sawir baa mise raali gelin ayuu ka bixin donaa Aflaagdooyinkiisi hore ee uu u geystay Waxgaradkii hore ee Reer Puntland ” Heestii Webiga ku wata ee ku wal-waalayaa xaggee buu ku wadaa ; Weydiiya oo , imsaanu Walwaal iyo Ceel Wardheer uga baxnay wadaan, wabxa aanuna Noqon “

 

Allssc News Desk

Garoowe Somalia