Menu

Faroole ”Afwaliinjo”oo Kabaha La Dulmarey Gaas ”Kiniin Cune” Amaaneyna reerkey Taxaaluf siyaasadedka yihiin Ee Iidooriya

Garoowe (Allssc.com).

Madaxweynihii hore ee maamulka Maxamud Saleeban Cabdiraxman Faroole aya shaley goordambe u yeedhay warbaahinta si uu toos ugula hadlo maamulka SNM ee Beesha Isaaq isagoo ka magansanaya ineysan magaalada beeshisa Ciise Maxamuud qabsan. Faroole wuxuu weerar ba’an ku qaadey Inaadeerkiisii ka bedeley booskiisii hore ee Cabdi Weli Kiniin Cune si uu uga dhigto Kabshil fidaa waxey carabtu ku sheegto macnaheedu yahay oo kale libaax hilib u tuur si uu adiga kaaga hadho oo uu kuu magan geliyo:

Halkan Hoose Ka Daawo:

Cismaan Qandala.

Garoowe, Somaliya.

Allssc.com