Menu

FAAHFAAHINTA SNM IYO GAROWE

Garowe(allssc.com)waxaa shalay dagaal kooban ka dhacay deegaano hoosyimaada degmada tukaraq oo ka tirsan gobolka sool kastam u ahayd maamulka putland.

Waxaa shalay la wareegay ciidan maamulka snm ee somalind deegaanadaas oo dhan kacanta ku dhaigay.

Meel ay shalay jaan dhigeen lama arag maamulka garowe.
Waxa hada deegaanadii gacanta ku haya maamulka snm ee somalind oo inta badan gacanta ku haya deegaanada khaatumo.

Waxa deegaanada putland hada ka socda abaabul ciidan si loo difaaco caasimada garowe oo xadka ingiliska iyo talyaanigu maro.

Maamulka somalind ayaa ku doodaya in ay soo xidhayaan xadka maro ee ingiliska.
Sidoo kale xalay waxaa la joojiyey xafladii sanadkii 4aad ee xilka hayey madaxweynaha putland.

Waxa weli maalintii saddexaad ku sugan garowe madaxweynaha putland.
Garowe(allssc.com)