Menu

DAGAAL CULUS DHEXMARAY JUBBALAND IYO SHABAB

Dagaalka oo muddo socday ayaa waxaa la sheegay in lagu kala furtay Hub iyo Gaadiid dagaal oo labada dhinac ah, waxaana sidoo kale ka dhashay khasaaro xoogan.

Sarkaal u hadlay ciidamada maamulka Jubbland ayaa sheegay in dagaalka uu jiro balse ay Al-shabaab uga furteen Hub iyo gaadiid dagaal oo ay kusoo duulaantagen Shabaabka.