Menu

Daawo:Jaaliyada Khaatumo Ee Gobolka Minnesota Oo Yeelatay Gudoomiye Cusub

London(Allssc):Gudiga jaaliyada khaatumo ee Gobolka minnesota ayaa doortay Gudoomiyaha Gudiga Jaaliyada Khaatumo ee Gobolka Minnesota.

Gudoomiye Mohamud Omar Xiireey ayaa jaliyadu u dooratay in uu noqdo Gudoomiyaha 2 Sano ee aoo socda.

 

 

Allssc News Desk

London UK