Menu

Daawo Video: Wararkii Ugu Danbeyey Ee Tukaraq & Ciidamada Putland Oo Dib Uga Guranaya Jiidaha Hore

Tukaraq: Waxa Malmihii Ugu Danbaysay Isku Horfadhiyey Degaanka Tukaraq Oo Dhanka Bari Magalada Laascaanod Kaga Beegan 50km Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Putland.

 

Wararka Ayaa Waxa Cawa waxay Sheegayan In Ciidanka Puntland Ay Dib Ugu Guranayan Halka Ay isku Horfadhiyen Ciidamada Somaliland.