Menu

Daawo:- Madax Dhaqameedka Beesha Habar-Yonis Oo Saxafada Ka Shegay Madax Dhaqamed Besha Muuse Biixi Oo Rasas U Waday Dagalka Dararweyne Oo La Qabtay

Hargaysa(Allssc): Saladinta Beesha Habar Yonis oo saxafada la hadlay ayaa sheegay in qaar ka tirsan Madax dhaqamedka Besha Habar Awal oo rasaas iyo sanad dagaal u waday besha Habar Jeclo oo ay ku midoobeen magaca Jeegaanta.

 

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia