Menu

Daawo: Kooxdii Majeerteeniya U Adeegi Jirtey oo Majeerteen Ka Dhex Hadlay Beena isu Akhrisey

Garoowe (Allssc.com).

Kooxdii Bahalhiglo ee ka mushahar qaadan jirtey maamulka Majeerteeniya ayaa xaley film isaga soo duubay qol aad foolxun halkaana ka akhriyey bayaan beesha majeerteen usoo dhiibatey,

Bayaankaa ayaa waxaa ka mid ahaa in ay qabanayaan shir ay doonayaan iney ugu cadeeyaan beesha Majeerteen iney ka midyihiin ”Puntland” oo ay yihiin wax ay ugu yeedheen ”Harti” kaas oon aanan lahubin cida xaqiiqada ee ah ee ay wax dhib iyo dheef qabiil ihi kaga dhaxeeyaan.

Shirkaas ayaa la sheegey in maamulka Majeerteeniya wato oo uu isagu lacagta bixinayo.

Hoos Ka Daawo Bayaanka Beenta ah ee Majeerteen Usoo Dhiibey:

Daawo Hoos foolxumadooda meesha majeerteen ku xareystey foolxumadeeda:

Cismaan Qandala.

Garoowe, Somali.

Allssc.com.