Menu

Daawo: Jabhada SNM Oo Dareerisay Shawalihii Airportka Hargaysa (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc) Jabhada SNM ayaa shaqada ka dareeriyay shaqalo tiro badan kadib markii Jabhada SNM ay soo food sartay dhaqalo xumo baahsan.

Shaqalahan ayaa ka shaqayn jiray Dekeda Berbera , aqalka Siilaanyo ee hada uu la wareegay Muuse Biixi.

Sidoo kale waxaa maanta la dareershay shaqalo tiro badan oo ka shawaynayay Airportka Hargaysa.

 

 

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia