Menu

Daawo: Gacan Ku Dhiigle Maalmo Ka Hor Nin Ku Dilay Buuhoodle Oo Maanta Qoyskii Wax Laga Dilay lagu Wareejiyay

Buuhoole(Allssc): Waxaa gacanta lagusoo dhigay nin maalmo ka hor magalada Buuhoodle ku dilay ninkale oo reer buuhoodle ah. Qoyska marxuumka ayaa sheegay in ay sii dayeen gacan ku dhiiglihii kana qadan doonaan Diyo ama Mag.

 

 

 

 

Allssc News Desk

Buuhoodle Khaatumo State