Menu

Daawo:- Beelweynta Xassan Ugaas Oo Mar Kale Ku Celisay In Aysan Aqbali Doonin Ugaas Beesha Majeerteen Calema Saranayso Oo Kasoo Jeda Besha Xassan Ugaas (Daawo Maqal Muqal)

Boocame(Allssc): Beelweynta Xassan Ugaas ayaa gashanka u daruurtay Ugaas ay sheegeen in ay si khasab ah ku caleemo saaranayaan Beesha Majeerteen iyo Maamulkooda.

Beesha Xassan Ugaas ayaa sheegtay in Beesha ay xaq u leedahay in cidii ay Hogan dhaqan u calemo saranayso ay iyada u gaartahay balse aan dusha aysan uga keeni karin Beelo kale iyo maamulo is garabsanaya.

 

Allssc News Desk

Garoowe Somalia