Menu

Daawo:- Beesha Habar-Yoonis Oo Colaad Ka Dhan Ah Muuse Biixi Isugu Habar Wacatay (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Waxgaradka iyo Saladiinta Beesha Habaryoonis oo isugu timi magaalada Burco ayaa si cod dheer ah ugu digay Horjogaha Jabhada SNM Muuse Biixi.

 

Allssc News Desk

London UK