Menu

Daawo:- Muuse Biixi Oo Durba Digniin U Diray Saladiin Beesha Cabdiraxman Ciro Oo Isku Urursanaya Magaalada Ceerigaabo (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Afhayenka Amniga ee Horjogaha Jabhada SNM Muuse Biixi ayaa digniin culus u diray Odayasha Beesha Cabdiraxman Ciro oo isku urursanaya magaalada Ceerigaabo.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia