Menu

Daawo:- Beelweynta Xassan Ugaas Oo Maamulka Garoowe Iyo Beesha Ciise Maxamuud Ku Eedeeyay Isim Aan BEsha Isku Raacsanayn Oo Lagu Calemo Sarayo Burawadal (Daawo Maqal Muqal)

Garoowe(Allssc):Besha Xassan Ugaas ayaa maamulka Garoowe oo adeeg sanayna Bulbul Camey ku eedaysay in ay Beesha Xassan Ugaas ku wadaan kala qaybin iyo u samaynta Isimo Cusub.

Sidoo kale Besha Xassan Ugaas ayaa aa duga gilgilatay in Beel la mida BEesha Xassan Ugaas ee Ciise Maxamuud ay wadaan Isim aysan Beeshu raali ka ahayn ayna doonayan in ay Caleemo saran Ugaas aan Beesha Xassan Ugaas isku raac sanayn.

 

 

 

 

 

 

Allssc News Desk

Garoowe Somalia