Menu

DEGDEG: Daawo Cali cabdale Saalax oo Shiicadii Xuusiyiinta Ee Uu watey Aydileen..

Londom (Allssc).

Waxaa Saacado yar kahor laqabtey madaxweynihii hore ee Yemen Cali Cabdala Saalax isagoo si dhuumasho leh uaga fakanayey magaalada caasimada ah ee sanca kadib markii dagaalo ka dhex bilowdey isaga iyo kooxdeey isweteen ee shiicada iiraan metesha ay xukunkii isku qabsadeen kagana xoog bateen magaalada Sanca una is yidhi kafako magaalada kadibna ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsan kooxda shiicada ah ee iiraaniyiinta la shaqeeysta inta kaladegeen gaariguu lagu dhuuminayey ay rasaas madaxa kala dheceen, sidaana ku dileen.

Madaxweyne Cali Cabdale Saalax ayaa wararkiisii ugu dambeeyey waxaa laga hayaan inuu dhihi jirey anuu siyaasada iyo mu’aamaraadka waan ku qalinjebiyey wuxuuna ku caan ahaa inuu odhan jirey anigu waxaan ku shaxaa madaxyada dawacooyin” yacni siyaasada dadka dalka siduu  ugu cayaaro ayuu ka hadlayaa……. Laakiin maanta koox shiicaha baa isaga madaxiisii xabad kaga cayaartey……

Hoos Ka Daawo:

 

Allssc Newsdesk.

London.