Menu

Daawo:- Xaflad Baladhan Oo Loo Qabtay Arday Reer Khaatumo Ah Oo Ka Qalin Jabiyay Jamacadaha Kala Duwan Ee Dalka Uganda (Daawo Maqal Muqal)

Kampala(Allssc):Xaflad baladhan oo lagu maamuusayay arday Reer Khaatumo ah oo ka qalin jabiyay Jamacadaha kala duwan ee Dalkaas Uganda. Ardaydan ayaa dhamaystay qaybaha Kowaad iyo Labaad ee Waxbarashada Sare.

 

Allssc News Desk

Nairobi Kenya