Menu

Daawo:- Abwaan Cadeeyay In Fanaan Nimcaan Hilaac Besha Isaaq Ku Weerartay Sidee U Heestaa (Daawo Maqal Muqal)

Borama(Allssc):Abwaan Qiiq oo u dhashay beelaha Samaroon ayaa banaanka soo dhigay waxa loo xidhay Fanaan Nimcaan Hilaac. Abwanka ayaa sheegay in Besha Isaaq Fanaan Nimcan Hilaac ku xidhatay kaliya in uu noqday fanaan Heeso macaan gayanka Somalidana laga jecel yahay.

 

Allssc News Desk

London UK