Menu

Daawo:- Nin Dhalinyaro Ah Oo U Xis Beelay Jacayl Ku Dhacay – Dabaqna Isagasoo Tuuray (Daawo Maqal Muqal)

Muqdisho(Allssc):Khaalid Cabdulahi oo ku jira Cusbitalka Xabeeb ayaa u maskax beelay Jacayl uu uqaaday gabadh uga baxday jcaylka. Khaalid ayaa ka sheekaynaya sababtii uu isagasoo tuuray dabaqa.

 

Allssc  News Desk

Muqdisho Somalia