Menu

Daawo:- Sarkaal Ka Tirsan Maleeshiyada Cabdiwali Gaas Kufsi Iyo Dil Arxandaro Ah Isugu Daray Gabadh Reer Bari Ah (Daawo Maqal Muqal)

Muqdisho(Allssc):Gabadh da’deeda lagu sheegay 15 sano ayaa waxaa si arxandaro ah xabad ilma galeenka iyo xubinta taranka ugaga dhuftay mid ka mida Horjogayasha maleeshiyada ay isku haybta yihiin Cabdiwali Gaas.

Horjogahan ayaa isku dayay in uu gabadha fara xumeeya taas oo gabadhan ay diiday. Horjogaha maleshiyada Cabdiwali Gaas ayaa markaa jidh dil iyo kufsi isugu daray.

 

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia