Menu

Daawo:- Xassan Xoolo Iyo Kooxdiisii Dambi-Jadiid Oo Manta Wadaniyin Iska Dhigaya Iyo Shalay Ficilkodii Foolxumada Badna Ee Somali Lagu Kala Kexeeyay (Daawo MAqal Muqal)

Muqdisho(Allssc): Waxaa Maalmihii ugu danbeeyay Saxafada iska oohinayay Xasan Xoolo iyo Kooxdiisii Dambi-Jadiid ee dhibatada lixaadka leh u gaystay Qaranka Somaliyeed. Kooxdan ayaa malmahan taageero ku raadsanayay Hogaamiye Qalbi-dhagax oo si aan la shaacin ugu gacan galay Dowlada Ethiopia oo kooxda Dambi-Jadiid deegaano iyo shacab tiro badan Afkoda iyo Ficilkoda ku wareejiyeen.

 

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia