Menu

Daawo:- Nin Lagu Sheegay Askarigii C/wali Gaas Ee Gabadha Ku Kufsaday Bosaso Oo Kismanyo Lagu Qabtay (Daawo Muuqaalo)

Muqdisho(Allssc): Sirdoonka Jubaland ayaa soo bandhigay  Nin lagu sheegay Askarigii ka tirsanaa Maleshiyada C/wali Gaas kaas oo kufsi iyo jidh dil arxan daro ah isugu daray gabadh 15 jir ah.

Warar kale ayaa sheegaya in Muqalka ninkan usan ahayn ki igaystay Kufsiga balse la doonayo in lagu dajiyo Bulshada Somaliyeed oo ka gadoodsan falalka arxan darada ah ee ay gaystaan Maleeshiyada C/wali Gaas.

 

 

 

 

 

Allssc News Desk

Muqdisho Somalia