Menu

Daawo:- Muuse Jabhad Iyo Wakhti Uu Ka Hadlayay Cabudhin Iyo xAdhig Loo Gaystay Isaga Iyo Rag Ay Isku Beel Hoose Yihiin Muuse JAbahd (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc):Muuse Jabhad oo dhowaan si xoog ah kula wareegay Hogaanka Jabhada SNM ayaa waxaa saxafada ay soo bandhigtay wakhti uu laftiisa ka cabanayay cabudhin iyo tacadiyo isaga iyo beeshiisa lagula kacay.

 

Allssc NEws Desk

London UK