Menu

Muuqaalka Dhabta Ee Doorashada Jabhad Beeleedka Isaaq Ee SNM (Daawo)

London(Allssc):Jabhada SNM ayaa ku tumatay Magacii Qaranimo, Bulsho, Doorasho, Gobolo “state”, kadib markii 3 Nin oo Ilmadeera ku sheegeen Doorasho Taariikhi ah oo xor iyo Xalaal ah.

Jabhada SNM iyo Horjogayashoda ayaa waxaa ay indha sircadiyeen Shacabkooda iyaga oo  ciyaar siinaya Ciyaar caruureed aan Daal iyo Diif ka raacda mooyee aan wax Natiijo ah uga imanayn.

 

 

 

Allssc News Desk

London UK