Menu

Daawo:- Beesha Habar-Yonis Oo Cadaysay In Aysan La Shaqayn Doonin Horjogaha Cusub Ee Jabhada SNM Muuse Biixi (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc):Beelaha Habar-Yonis ee Garxajis ayaa si badheedha carabka ugu adkeeyay in aysan gabi ahaanba la shaqayn doonin Hogaanka cusub ee Jabhada SNM.

Beelahan ayaa sheegay in aysan aqbali doonon xooga iyo maroorsiga sida cad ay ugu kaceen Beesha Muuse Biixi iyo Beelo kale oo Garabsiinaya. Beeshan aya sheegtay in dhwoaan ay Shir weyne isugu iman doono magalada Ceerigaabo daanta beesha Habaryonis

 

 

 

Allssc News Desk

London UK