Menu

Daawo:- Gaas Kii Gaalkacyo Ka Cararay Oo Laascaanood U Goolaaftamaya (Daawo Ii Dhexda Beesha Maxamuud Saleebaan)

london(Allssc): Cabdiwali Gaas ayaa malinti imaanta TV Beshisa ee Plnad siiyay muuqaal uu ku sheegayo in ay Jabhada SNM kaga hortagayan deganka Khaatumo iyaga oo sheeganaya in ay ka arimiyan ama ka taliyaan Deganka Khaatumo State.

Cabdiwali Gaas oo isagu kasoo cararay Gobolka Mudug casimadiisa ugana tagay Mamulka Besha Habar-gidir kuwaas oo mudadi iugu danbaysay laba goor magalada Gaalkacyo bananka uga saaray Gaas iyo beshisa ayaan wax ka hadal ah lagu soo qaadin si sare iy si hoose toona iyada oo laga baqayo fal celin dhirbaaxo ah oo ka timaada Mamulka Galmudug.

Waxa loogu yeedho Iidhehda Besha Maxmauud saleebaan oo wakhtigan mamulkii Puntland u uyahay mid gabal u dumay ayaa ku xoog xoogsanaya sheegashada Deganka Khaatumo.

 

Allssc News Desk

london UK