Menu

Daawo:- Culumada Gobolka Ohio Oo Ceeboobay Kadib Markii Ay Isku Qabsadeen Masaajid (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Bulshada Muslimka ah ee ku dhaqan Gobolka Ohio ayaa aad uga naxay kadib markii Masajid muslimuuntu ku lahayeen magaalada Columbus ay isku qabsadeen Culumadii joogtay, taas oo sababtay in Masajidkaas Cibadadiisii joogsato.

 

Allssc News Desk

London UK