Menu

Daawo:- Aabe Muslim Ah Oo Cafiyay Ninkii Dilay Wiilkiisa – Maxkamada Oo La Joojiyay Markii Xaakimkii Ooyay (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): Aabaha Dhalay Salahuddin oo ahaa wiil guryaha gayn jiray Pizza kaas oo uu dilay nin madow oo rabay inuu dhaco. Aabaha Salahuddin oo arkay Ninkii dilay wiilkiisa ayaa cafiyay isaga oo falka ka dhacay ninkaas u nisbeeyay shaydaan inuu u qurxiyay.

Maxkamada ayaa cabaar la istaajiyay kadib markii dadkii kasoo wada qayb galay ay ilmeeyeen marka lagu daro Xaakimkii oo maxkamada dibada uga baxay.

 

 

Allssc News Desk

London UK