Menu

Daawo:- Weerar Loo Adeegsaday Gaadhi Lana Jiidh Siiyay Koonfurta Dalka France (Daawo Maqal Muqal)

London(Allssc): 3 Qof ayaa ku dhawacmay weerar lo adeegsaday Gaadhi kaas oo la sheegayo inuu gaystay Nin da’disa lagu sheegay 28 jir. Ninkan ayaa looga shakisanyahay in dadka uu gadhiga jiidhsiiyay ay ahaayeen dad uu garanayo.

 

 

Allssc News Desk

London UK