Menu

Daawo:- Xisbiga Besha Habar-Yonis Oo Goor Dhoweyd Ka Warbixiyay Taageerayashoda Oo Goobo Badan Lagu Weeraray Iyada Oo Ciidanka SNM Loo Adeegsanayo (Daawo Maqal Muqal)

Hargaysa(Allssc): Waxaa Shir Saxafadeed magalada Hargaysa ku qabtay Afahyeenka Xisbiga Besha Cabdiraxman Ciro kaas oo ka hadlay jidh dilo iyo weeraro loo gaystay Dad u codaynayay Xisbigooda.

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia