Menu

Daawo:- Wasiirkii Shaqada Iyo Shaqalaha Jabhada SNM Oo Sheegay In Wasiir kale Gurigiisa Weeraray Kana Kaxaystay Gaadhi (Daawo Xalada Jabhada SNM Oo Meshii U Xumayd Maraysa)

Hargaysa(Allssc): Wasiirkii Shaqada iyo Shaqalaha Jabhada SNM oo goor dhoweyd saxafada la hadlay ayaa sheegay in Wasiir lagu badalay isaga uu weeraray gurigiisa kana kaxaystay gadhigii.

Wasiirkan ayaa shegay in uusan wax xil ah wareejin balse, wasiirka cusub sheegay in xilkii la wareegay kadib markii wasiirkii hore ka dhaga adaygay.

 

 

 

Allssc News Desk

Hargaysa Somalia